Ciidanka Xoogga dalka & kuwa Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay degaanka Camaara ee Gobolka Mudug ka dib dagaal saaka ka dhacay. Ciidamada ay oo ay hoggaaminayaan Saraakiil uu kamid yahay Jen. Saadaq Joon ayaa waxaa ay weerareen degaanka Camaara, halkaasoo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay la wareegeen degaanka. … Continue reading Ciidanka Xoogga dalka & kuwa Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara